Waa Maxay SEO?
Waa habka uga soo muuqanaayo Websitekada ama Ganacsigaada Google Hadii aan ku qoro,waxa jirta Suaalo badan oo ay dadku iska waydiiyan Seo Muxu Faaido leeyahay qaabke u shaqeeya maqaalkan qoran ayan kaga jawaabayna dhamaan suaalaha
Qaabke SEO Uga soo muuqan karaa Websitekaada
Seo website kaada waxa uu uga soo muuqan karaa laba qaab
1 Paid in money
Midkan adiga ayaa lacag ka bixinaya si website kaada loo saaro Xayaysiimo.
2 Free traffic
Midkan waa bilaash oo adiga ayaa gacantaada ku samaysanaaya.
Qaabke Uga Faaidaysan kartaa Shirkadaha Maalka iyo Magaca Leh
Dadka Businneska leh waxa uga faaidaysan kartaa waxay qortaan dad qabiir ku ah seo. si ay usoo galaan pages ka hore google oo ay ku helaan customers fiican Seo waa mashiinka ugu wayn ee wax laga raadiyo ee aduunka dadka tira badan ku nool wax ka raadiyaan mushaarka qofka yaqaana ama ka shaqeeya searching engine optimization waxaa lagu qiyaasa ku dhawaad 55k ilaa 60k marka,
Qofkii barta seo lacag aan qayro xad lahayn ayuu ka samayn karaa bilkasta si aad ula jaan qaado maanta internetka waa in aad barataa maanta qaababka looga shaqaysto internetka si aad maanta u bilawdo ganacsigan waxad u baahantahy kaliya laba shay.
Computer ama Telephone
Waxay kaa caawinayan labadan maanta in aad baratid xirfado badan oo dunida maanta lacag aan qayro xad ahayn aad ka samayso adiga oo jooga gurigaada
Internet
Waxa uu kaa caawinaya internetku in aad maanta la socotid waxyaalaha dunida ka jira sido kale wuxu kaa saacidaa in aad maal badan tabacdo adiga oo joooga gurigaada
.png)
0 Comments